Isku xirrada

War

Wicitaanka Dhageystaha & C/raxman Baadiyow


Wicitaanka Dhageystaha & C/raxman Baadiyow

Wicitaanka Dhageystaha & C/raxman Baadiyow

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti noogu ah C/raxman Baadiyow, oo ah aqoonyahan iyo gorfeeye siyaasadeed.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti noogu ah C/raxman Baadiyow, oo ah aqoonyahan iyo gorfeeye siyaasadeed.

C/raxman Baadiyow, oo muddo dheer ka dhex muuqday siyaasadda Soomaaliya, ayaa wuxuu gorfeynayaa xaaladda ay imminka Soomaaliya ku sugan tahay, iyo xiisadda siyaasadeed ee hareysay masuuliyiinta ugu sarreysa DKMG ah.

C/raxman ayaa sidoo kale ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha, isagoo ku saleysanaya khibradda uu siyaasadda Soomaaliya u leeyahay.

Mudane Baadiyow wuxuu shahaadada PhD-da ku diyaarinayaa Jaamacadda McGill ee magaalada Montreal ee dalka Canada.

Wuxuu kaloo kamid yahay masuuliyiinta Jaamacadda Muqdisho.

XS
SM
MD
LG