Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka iyo Prof. Ibbi


Wicitaanka iyo Prof. Ibbi
Wicitaanka iyo Prof. Ibbi

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxaa toddobaadkan marti noogu ah Prof. C/raxman Ibbi, wasiirka kalluumeysiga, ahna ra'iisul wasaare ku xigeen

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxaa toddobaadkan marti noogu ah Prof. C/raxman Ibbi, wasiirka kalluumeysiga, ahna ra'iisul wasaare ku xigeen.

Masuulku wuxuu ka jawaabayaa su'aalo la xiriira is-afagaradkii dowladda Somalia iyo Kenya dhexmaray. Wuxuu kaloo ka jawaabayaa ku saabsan maraakiib ay laheyd dowladda Somalia oo la sheegay inay hadda yaallaa dekedo ku yaalla Yemen.

Sidoo kale, Prof. Ibbi, oo hadda sii haya xilka ra'iisul wasaaraha, ayaa ka jawaabaya howlgalka la sheegay inay dowladda Somalia damacsan tahay inay dib ugula wareegto caasimadda Muqdisho, iyo goobo kale.

Wuxuu sheegay in dagaalka hadda ka socda Muqdisho aanuu aheyn howlgalkaas, balse in howlgalku uu wali rahman yahay.

La Xiriira

XS
SM
MD
LG