Isku xirrada

War

Wicitaanka Dhageystaha & Autism-ka


Wicitaanka Dhageystaha & Autism-ka

Wicitaanka Dhageystaha & Autism-ka

Cudurka Autism-ka ayaa fara ba'an ku haya carruurta Soomaalida ee gobolka Minnesota. Barnaamijka waxaa marti noogu ah Idil Cabdulle oo madax ka ah hey'ad u ololeysa wacyigalinta cudurkan.

Cudurka Autism-ka ayaa fara ba'an ku haya carruurta Soomaalida ee gobolka Minnesota. Barnaamijka waxaa marti noogu ah Idil Cabdulle oo madax ka ah hey'ad u ololeysa wacyigalinta cudurkan.

Idil waa gabadhii ugu horreysay ee qaadday olole ay kusoo shaac bixineyso saameynta uu cudurkani ku leeyahay guud ahaa jaaliyadda Soomaalida, gaar ahaan carruurta Soomaaliyeed.

Idil waxay ka jawaabeysaa su'aal faro badan oo ay soo weydiinayaan qaar kamid ah jaaliyadda Soomaalida ee Mareykanka, oo iyagu walaac ka qaba cudurkan autism-ka.

Autism-ku, sida ay Idil Cabdulle sheegeyso, waa cudur saameyn ku yeesha dabeecadda iyo dhaqanka carruurta. Waxaa astaamihiisa kamid carruurtii oo aan hadleyn, ama aad u xishoonaya, ama ka gabbanaya waxyaabo badan.

Midigta sare ee boggan ka dhageyso barnaamijka oo dhammeystiran.

La Xiriira

XS
SM
MD
LG