Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Xasan Shire Sheekh


Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Madaxa Hay'adda Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha ee Bariga Afrika, Xasan Shire Sheekh.

Dhageystayaasha Idaacadda VOA ayaa su'aalo la xiriira ilaalinta Xuquuqda Aadamaha weydiinaya ma'suulkan.

Qeybta hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhamesytiran.

XS
SM
MD
LG