Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Whitney Houston oo Geeriyootay


Whitney Houston oo Geeriyootay
Whitney Houston oo Geeriyootay

Fanaanadii caanka ahayd, isla markaana filimo dhowr ah matashay ayaa geeriyootay iyada oo da'deedu ay ahayd 48 jir

Fanaanadii caanka ahayd, isla markaana filimo dhowr ah matashay ayaa geeriyootay iyada oo da'deedu ay ahayd 48 jir.

Whitney Houston ayaa iibisay in ka badan 170 milay oo cajaladood.

Warka dhimashada W. Houston, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG