Isku xirrada

War Deg-Deg ah

WFP oo Gargaarka Hawada ku Geyneysa


WFP oo Gargaarka Hawada ku Geyneysa
WFP oo Gargaarka Hawada ku Geyneysa

Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP ayaa sheegay in la bilaabayo gargaarka deg degga ah, iyadoo duulimaad la adeegsanayo.

Hay'adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa sheegtay inay bilaabeyso daabulidda gargaarka la geynayo Soomaaliya, iyadoo adeegsaneysa duulimaad.

Josette Sheeran, agaasimaha fulinta ee hay'adda WFP, waxay sheegtay in duulimaadkan uu noqon doono kii ugu horreeyay ee ay sameeyaan tan iyo markii Qaramada Midoobay ay ku dhowaaqday in laba gobol oo ka mid ah Soomaaliya ay macluul ka jirto.

XS
SM
MD
LG