Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Burkina Faso: Shirka Deegaanka ee Midawga Afrika


Caasimadda dalka Burkina Faso ee Ouagadougou waxaa ka furmay shir uu soo qabanqaabiyey ururka Midawga Afrika kaas oo la iska xaal waraysanayo nolosha dadka reer guuraaga ah iyo sidii ay dawladuhu wax ugu qaban lahaayeen.

Sacdiya Muuse Axmed oo ah Guddoomiyaha Daladda ka shaqaysa dhinaca degaanka iyo Xoolo Dhaqatada ee PENHA oo xarunteedu tahay magaalda Hargeysa oo kulankaas ka qaybgelaysa ayaa khadka telefoonka ee Burkina Faso ugu warantay Ismaaciil Xuseen Farjar.

Kulanka Burkina Faso
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

XS
SM
MD
LG