Isku xirrada

War

Faaqidaada Todobaadka: Qurbajoogga iyo Saamaynta Argagixisada

  • Abdulaziz Osman

Barnaamijka todobaadkan waxaa lagu lafagurayaa saamaynta ay dadka qurbajoogga ah ay ku leedahay falalka isqarxinta ah ee ay fuliyeen dhalinyaro soomaaliyeed oo ka tagay qurbaha.

Waxaana Barnaamijka marti u ah Dr Cabdimajiid Nuur Cismaan oo bare ka ah jaamacad ku taala dalka Sweden, Maxamed Diini oo xubin ka ah golaha diimaha ee gobolka Ohio ee Maraykanka, Sahra Cali Xasan oo ka tirsan Ururka SIDD ee dalka Britain, iyo Maxamed Gudbaaye oo ka tirsan ururka Somali Cause ee ka jira Waqooyiga Mareykanka.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.

XS
SM
MD
LG