Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka difaaca Uganda oo Muqdisho Booqday


Թագուհի Եղիսաբեթի թագադրության 60-րդ տարեդարձը
Թագուհի Եղիսաբեթի թագադրության 60-րդ տարեդարձը

Wasiirka Difaaca Uganda Crispus Kiyonga ayaa booqday Muqdisho si uu u soo arko ciidamada Uganda ee Muqdisho jooga

Wasiirka Difaaca Uganda wuxuuu kulan la qaatay wasiirka difaaca ee Somalia Xuseen Carab Ciise, wuxuuna soo booqday xerada Xalane oo ah Saldhiga ugu weyn ee ciimadama nabad ilaalinta Africa ee Muqdisho, ku simaha Ra’isul wasaaraha Somaliya ahna wasiirka Gaashaandhiga .

Shir jaraaid ayay labadan wasiir ku qabteen Muqdisho. Kiyonga wuxuu sheegay in ciidamada Uganda ay diyaar u yihiin taageerrida dowladda Somalia..

XS
SM
MD
LG