Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka Amniga Kenya oo Shil Diyaaradeed ku Dhintay


Wasiirkii Arirmaha Gudaha ee Kenya iyo madax kale oo la socotay ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay meel kayn ah oo 30 KM u jirta caasimadda Nayroobi. Diyaaraddan oo ahayd nooca helikobtarka ayaan la garanayn ilaa hadda sababta ay usoo dhacday.

War arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG