Isku xirrada

War

Washington: Warbixin ka Hadlaysa Xasaradaha B. Africa


Washington: Warbixin ka Hadlaysa Xasaradaha B. Africa

Washington: Warbixin ka Hadlaysa Xasaradaha B. Africa

Kulan ka dhacay Xarunta Woodrow Wilson ayaa lagu soo bandhigay daraasad ka hadlaysay xasaradaha ka jira bariga Afrika iyo xalkooda

Xarunta Caalamiga ah ee Aqoonyahanka ee Woodrow Wilson ee fadhigeeduyahay magaaladan Washinton ayaa shalay soo bandhigtay warbixin ay kaga hadleysay daraasad ay ku soo sameysay colaadda Geeska Africa, talooyin ay ka bixineysay iyo kaalinta kaga aaddan Dowladda Mareykanka.

Goobta daraasaddan lagu soo bandhigay waxa joogay aqooyahano ka doodayey waxa warbixinta ku qornaa.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG