Isku xirrada

War

Washington: Dhageysi Xaalada Xawaaladaha Somalida


Xubnaha Kongreeska Mareykanka ayaa 48kii saac ee la soo dhaafay dhageysanayay, warbixinno la xiriira xawaaladaha Somalida ee Gobolka Minnesota ee waayay adeegyo ay ka heli jireen bangiyo, iyo sida loola dhaqmo muslimiinta Mareykanka.

Dadkii dhageysigaasi looga yeeray ee wax laga weydiiyay waxaa ka mid ahaa Xaashi Shaafi oo madax ka ah ururka Somali Action Alliance ee fadhigiisuyahay Minnesota.

Wareysi aan la yeelanay Xaashi oo nagu soo booqday Studiyaha VOAda ee Daartan Cohen halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG