Isku xirrada

War

Washington, DC: Shir Dhalinyarada loo Qabanayo


Washington, DC: Shir Dhalinyarada loo Qabanayo

Washington, DC: Shir Dhalinyarada loo Qabanayo

Shirkan oo shan maalmood socon doona waxa loo qaban doonaa oo uu gaar u ahaan doonaa dhalinyaro asal ahaan Soomaliya kasoo jeeda

Dhalinyaro Soomaali qurbo joog ah oo laga kala keenay dalal ku yaalla Waqooyiga America iyo Yurub ayaa maanta shir uu uga furmayaa magaaladan Washington.

Haddaba qaar ka mid ah dhalinyaradaasi ayaa nagu soo booqatay daartan VOA-da ee magaaladan Washington.

Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso

XS
SM
MD
LG