Isku xirrada

War Deg-Deg ah

War-saxaafadeed kasoo Baxay Shirkii Madrid


War-saxaafadeed kasoo Baxay Shirkii Madrid
War-saxaafadeed kasoo Baxay Shirkii Madrid

Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga ah ayaa dawladda Somalia loogu baaqay inay 60 cisho kusoo diyaariso qorshe lagaga baxo habka KMG ah.

Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga ah ee Somalia oo labadii cisho ee u dambeysay ka socday magaalada Madrid ee waddanka Spain, ayaa laga soo saaray war-murtiyeed dawladda KMG ah loogu baaqayo inay 60 maalmood kusoo diyaariso qorshe lagaga baxayo hanaanka Kumeel-gaar ah ee dalka Somalia looga dhaqmayay tobankii sanno ee ugu danbeeyay.

Warbixin ku saabsan war-murtiyeedkan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG