Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wariyihii 3-aad ee la Dilo Sannadkan


Magaalada Gaalkacyo dhinaceeda Waqooyi, waxaa xalay lagu dilay weriye ka howlgala magaaladaasi oo u shaqeynayay shabakaddaha Soomaalida. Weriyahan ayaa noqona kii saddexaad ee dalka Soomaaliya lagu dilay sannadkan. Haddaba maxay tahay ujeeddada ka danbeysa dilalka iyo tacadiyada loo geysanayo weriyayaasha Soomaaliya.

Wareysi Arintaasi la xiriira halka hoose ee qoraalkeena ka dhageyso

XS
SM
MD
LG