Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wariye Maanta Lagu Diley Muqdisho


Cabdisalaam Sheekh Xasan (Xiis) oo ahaa Madaxa Wararka ee telefishanka HornCable TV ayaa galabta lagu dilay degmada Xamar Jajab ee Muqdisho

Cabdisalaam Sheekh Xuseen oo ahaa Madaxa Wararka ee telefishanka Home Cable TV ayaa galabta lagu dilay degmada Xamar Jajab ee Muqdisho.

Zakariye Cabdulqaadir Cabdullaahi oo Cabdisalaam la shaqeynayey ayaa Idaacadda VOAda uga waramay sidii uu dilku u dhacay.

Wareysiga oo dhamesytiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG