Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo: Qof Rayid ah oo Qarax ku dhintey


Birnin Ramadi a Iraqi, Mayu 18, 2015.
Birnin Ramadi a Iraqi, Mayu 18, 2015.
Hal qof oo dumar ah ayaa ku dhimatey, dhowr kale na waa ay ku dhaawacmeen markii qarax nooca dhulka kuwa lagu aasa ah uu ku qarxey gaari ay la socdeen gudaha magaalada Kismaayo. Afhyeenka Maamulka KMG ee Jubba, Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa VOA uga waramay qasaaraha qaraxasi iyo guud ahaan amniga magaalada Kismaayo.


please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:55 0:00
XS
SM
MD
LG