Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Safiirka Somalia ee Turkiga


Dalka Turkiga oo labadii sanadood ee la soo dhaafay xiriir dhow la lahaa Somalia ayaa waxaa dhinaca kale ku jira xabsiyo ku yaala Somali tahriib ah, oo dalkaasi si sharci darro ah ku galay.

Dhinaca kale waxaa dalkaasi wax ku barta in ka badan kun arday Somaliyeed ah oo ka helay deeqo wax barasho, waxaana turkiga Somalia ka fulinayaa mashaariic dib u dhis, caafimaad iyo waxbarasho.

Arimahaasi iyo kuwo kale ayaan ka wareystay Safiirka Cusub ee Somalia ee Turkiga Maxamed Mursal Sheikh Cabdi Raxman oo aan ugu horeyn weydiinay, waxa ugu horeya ee uu wax ka qabanayo.

Arimahaasi iyo kuwo kale ayaan ka wareystay Safiirka Cusub ee Somalia ee Turkiga Maxamed Mursal Sheikh Cabdi Raxman oo aan ugu horeyn weydiinay, waxa ugu horeya ee uu wax ka qabanayo. wareysiga Safiirka halkan hoose ee qoraalka ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG