Isku xirrada

War

Farmaajo: Mahiga Dhexdhexaad Ma aha


Max'ed C/laahi Farmaajo ra'iisul-wasaarihii hore ee Somalia ayaa gaashaanka ku dhuftay eedeyn ka soo baxday ergayga gaarka ah ee QM, Augustine Mahiga oo sheegaysa inuu qas ka wado baarlamaanka KMG ee Somalia.

Farmaajo wuxuu sheegay in hadalka Mahiga uusan ahayn hadal qof mas'uul ah uu jeediyo. Farmaajo wuxuu kaloo xusay in Mahiga uu shaqadiisii ka baxay oo uu faragelin sameynayo isla markaana uusan dhex-dhexaad ahayn siyaasadda Soomaaliya.

Qeybtan hoose ka dhageyso wareysi ay VOA la yeelatay Farmaajo.

Qeybta hoose ka dhageyso barnaamijka Wargeysyada VOA oo ka hadlaya wareysigii lala yeeshay Augustine Mahiga.

XS
SM
MD
LG