Isku xirrada

Wareysi: Madaxweyne ku Xigeenka Puntland


Cameey

Cameey

Maamul Goboleedka Puntland ayaa mar kale ku celiyey baaq ay u jeediyeen dadweynaha inay la shaqeeyaan ciidamada amniga si looga hortago weerarro argagixiso.

Arrintan ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii qaraxyo maalintii Axaddii ka dhacay magaalada Gaalkacayo ay ku dhinteen 27-ka qof.

Haddaba cabsi intee leg ayay Puntland ka qabtaa in weerarro kale lala beegsado degaanada hoos yimaada maamulkaas?

Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Maxamed Cabdi Sandheere waxa uu weydiiyey madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey oo ku sugan Gaalkacayo.


XS
SM
MD
LG