Isku xirrada

Wareysi: Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland


Cabdiraxmaan Cirro

Cabdiraxmaan Cirro

Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlaya arrimo ay ka mid yihiin doorashada soo socota ee Somaliland iyo socdaalkiisa London.

Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland, ahna gudoomiyaha xibiga Wadani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” oo ku sugan London ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay VOA Somali.

Cabdiraxmaan Cirro, ayaa waxa uu wareysigan uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin booqashada uu ku joogo London, doorashada soo socota ee Somaliland, sida uu arko in ay Somalia la midoobaan iyo wada hadaladii Somalia iyo Somaliland.

Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” oo hadaba nagu soo booqday Studiyaha VOA-da ee London ayaa u waramay wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali , ugu horraynna waxaa uu ka jawaabayaa booqashada uu ku joogo London.

XS
SM
MD
LG