Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Qorshaha Britain ee Soomaaliya


Grant Shapps iyo Xasan Sheekh (File Photo)
Grant Shapps iyo Xasan Sheekh (File Photo)

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan oo ku sugan New York ayaa wareysi la yeeshay Wasiirka UK ee Africa Grant Shapps, waxna ka weydiiyey qorshaha dalkiisa ee Somalia..

Dowladda Britain ayaa dhawaan sheegtay inay ciidamo u direyso dalka Somalia, si ay u caawiyaan howl-galka Amisom.

Hadalkan ayaa waxaa magaalada New York kaga dhawaaqay Isniintii la soo dhaafay Ra'iisul Wasaaraha Britain David Cameron oo ka qeyb galaya shir madaxeed ka bar bar dhacayay Shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay oo looga hadlayay arrimaha nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay.

Hadaba wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan oo ku sugan New York ayaa wareysi la yeeshay Wasiirka UK ee Africa Grant Shapps. Waaxaana uu wax ka eydiiyay arrintan, sheekada ku saabsab musuq maasuqa lagu heysto Shirkadda Soma Oil and Gas, iyo aragtida UK ee xaaladda Somalia.

Waraysiga waxaa soo wada jeedinaya Ibraahim Xasan Daandurey iyo Jamaac Axmed Cusmaan.

Wareysi: Grant Shaps
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

XS
SM
MD
LG