Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo Halis Ku Tilmaamay Soomaalida


Donald Trump Musharaxa madaxtinimda xisbiga Jamhuuriga ee dalkan Mareykanka ayaa mar kale ka hadley arrimaha Islaamka iyo soo galooyiga dalkan Mareykanka. Donald Trump ayaa Soomaalida iyo dad kale oo soo galooti ahba ku sheegey kuwo halis ku ah amaanka dalkan Mareykanka. Falastin Ahmed Iman ayaa warbixintan arrintaas ku eegeysa.

Dhageyso Trump oo Somalida Khatar ku tilmaamy
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:18 0:00

XS
SM
MD
LG