Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Axmed Saney oo ah 61 Sano Jir Arday ah


Axmed Saney
Axmed Saney

Kumanaan arday ah ayaa sanandkan qaadanaya imtixaanaadka dusgiyada saree e dalka Soomaaliya.

Ardaydaasi waxaa ka mid ah Axmed Maxamed Cali (Axmed Saney) oo 61 sano jir ah oo imtixaanka ku qaadanaya magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe.

Sheekada Axmed Saney ayaa dad badan oo daalacda baraha bulshada aad usoo jiidatay.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay waxbarashada iyo imtixaanka uu qaadanayo.

Wareysi: Axmed Saney
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:34 0:00

XS
SM
MD
LG