Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Askari Hore oo Mareykan ah


Ciidamada Mareykanka
Ciidamada Mareykanka

Aabaha askari Muslim ah oo Maraykan ah oo sannadkii 2004-ta ku dhintay dalka Ciraaq ayaa maalmihii lasoo dhaafay indha kusoo jeediyey askarta Muslimiinta ah ee ka tirsan ciidamada Maraykanka.

Khizr Khan ayaa waxa uu si aad ah u dhaliilay musharaxa madaxtinimada Mareykanka ee Xisbiga Jamhuuriag Donald Trump, kaasi oo kadibna jawaabtii uu bixiyey ay ka dhalatay carro xoogan.

Haddaba waxaan waraysi la yeelanay mid ka mid ah Soomaalida horey uga soo tirsanayd ciidamada Maraykanka.

Jamaal Cali Cumar waxa uu sannadkii 2003 isu qoray ciidanka Maraykanka, waxana uu sheegay in hadallada siyaasiyiinta qaarkood ay jeediyeen aysan waxba u dhimmi doonin fikirka uu ka qabo waddanka.

Isagoo ku sugan magaalada Rochester ee Gobolka Minnesota ayuu u warramay weriyaha VOA Haaruun Macruuf oo teleefonka kula xiriiray.

Wareysi: Askari hore
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:18 0:00

XS
SM
MD
LG