Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi Afhayeenka Ciidamada Badda ee Denmark


Wareysi Afhayeenka Ciidamada Badda ee Denmark
Wareysi Afhayeenka Ciidamada Badda ee Denmark

Maalintii isniinta markab dagaal oo ay leeyihiin ciidmada badda ee dowladda Denmark ayaa dhexda ugu dhacay markab xamuul oo u afduubnaa burcad badeed Soomaali ah kaasoo marayay xeebaha badweynta India.

Laba ka mid ah shaqaalihii markabka oo midi Iran u dhashay kan kalena uu ahaa Pakistani ayaa ku dhintay howgalka, 16 kalena waa lagu soo badbaadiyay.

Sidoo kale 17 burcad badeed soomaali ah ayaa lagu qabtay howgalka.

Afhayeenka Ciidamada badda ee Denmark ayey VOAdu ka wareysatay afduubka markanka. Halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso warbixintan.

XS
SM
MD
LG