Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Safarka R/W Cabdiweli ee Maraykanka


Safarka R/W Cabdiweli ee Maraykanka
Safarka R/W Cabdiweli ee Maraykanka

R/wasaare Cabdi Wali Maxamed Cali oo Wareeysi dhinacyo badan ah siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA

Ra'isal wasaaraha DKMG ee Soomaliya C/wali Maxamed Cali oo socdaal shaqo ku jooga dalkan Maraykanka ayaa shalay galab nagu soo booqday Istuudiyaha VOA-da ee magaalada Washington.

Ra'iisal wasaaraha oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa ka hadlay imaatankiisa waddanka Maraykanka iyo Shirkii Golaha Amaanta ee Qaramada midobay ee uu kaga qayb galay Magaalada New York. C/raxmaan Yabarow oo ka tirsan laanta Afka Soomaaliga ee VOA oo waraystay R/Wasaaraha wasaaraha ayaa wareysigoodu waxa uu u dhacay sidan.

XS
SM
MD
LG