Isku xirrada

Warbixin: Xaaladda Beeraleyda Gobolka Awdal


Beer

Beer

Deegaanka Jaaraa-horato ee degmada Dila ee gobolka Awdal, waa deegaan ay ku yaallaan in ka badan 8 boqol oo beerood, waxaana lagu tilmaamaa meeshii ugu horraysay ee laga blilaabay qodaalka beeraha Somaliland

Qaar ka mid ah beerladeyda degaankaasi ayaa VOA uga warramaya waxay beertaan, caqabadaha haysta, iyo sida ay waraab iyo qodisba ugu helaan beerahooda.

Wariyaha VOA ee Boorama Haashim Sheekh Cumar Good ayaa booqday beerahaasi oo la kulmay beeraleyda, warbixintan ayuuna ka soo diray.



XS
SM
MD
LG