Isku xirrada

War

Sida loo soo Furtay Labada Samafale


Sida loo soo Furtay Labada Samafale

Sida loo soo Furtay Labada Samafale

Ciidamada badda mareykanka ee sida gaarka ah u tababaran ee la yirahdo Navy seals ayaa saakay soo weerar ku soo furtay, laba samafale oo lagu heystay bartamaha Soomaaliya

Buchanan iyo Thisted ayaa u shaqeynayay hay’adda laga leeyahay Denmark oo ka shaqeysa miina saarista, iyo nadiifinta waxyaabaha qarxa ee goobaha colaada ee Qaaradda Africa iyo Bariga dhexe, hay;adaas oooo marka magaceeda la soo gaabiyo la yirahdo DDG

Warbixin ku saabsan qaabka loo soo furtay qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG