Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Afrika oo Maanta la soo Gabagabeynayo


Magaalada Addis Ababa ee caaismadda Itoobiya waxaa maalintii labaad ka socda shir madaxeedka waddmaada Qaaradda Afrika. Madaxa qaarkood ayaa shir gara ah ka yeeshay xaaladaha dalalka Soomaaliya iyo Burundi, shirkaasi oo ay Soomaaliya shir guddoominaysay.

Madaxda Shirka waddamada IGAD ayaa sheegay in shir madaxeedka soo socda ee ururka IGAD in lagu qabto magaalada Muqdishu. Arrimahan ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraystaya Af-hayeenka Madaxtooyada Daauud Aweys.

Dhageyso Shirmadaxeedka Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00

XS
SM
MD
LG