Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulanka Culimada Soomaalida W/Amerika


Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Cumar
Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Cumar

Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Woqooyiga Ameerika ayaa kulan ku yeeshay magaalada Minneapolis ee Gobolke Minnesota, Golaha Imaamyada ayaa ka soo horjeestay barnaamijka CVE oo ay dawladda Maraykanku kula dagaalamayso arrimaha xagjirnimada,

Minnesota Quran Award
Minnesota Quran Award

Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Woqooyiga Ameerika ayaa kulan ku yeeshay magaalada Minneapolis ee Gobolke Minnesota, Golaha Imaamyada ayaa ka soo horjeestay barnaamijka CVE oo ay dawladda Maraykanku kula dagaalamayso arrimaha xagjirnimada, iyaga oo sheegay inuu yahay mid dhibaato ku ah bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Maraykanka.

Minnesota Quran Award
Minnesota Quran Award

Maxamuud Mascadde ayaa waraystay Dr. Cabdiraxamaan Shiikh Cumar Guddoomiyaha Golaha shuurada ee Golaha Imaamyada, ugu horrayna wuxuu weydiiyey qodobada lagaga hadlay kulanka culimadu isugu timi.

Shirka Culimada Soomaaliyeed ee Maraykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00

XS
SM
MD
LG