Isku xirrada

War

Falanqeyn: Muranka Baarlamaanka


Falanqeyn: Muranka Baarlamaanka

Falanqeyn: Muranka Baarlamaanka

Ma aha markii koowaad ee xubnaha Baarlamaanka KMG ee Somalia ay isku gacan qaadaan, waxase la isweydiinaya sharcinimada xilka qaadista

Baarlamanka Somalia ayaa mar kale todobaadkan gacmaha iskula tagey, ka dib markii qaar ka mida xubnaha baarlamanku ay sheegeen in ay doorteen hogaan cusub isla markaana ay kalsoonidii kala laabteen gudoonkii Baarlamanka. Shaley ayey aheyd markii ay kulmeen xubnaha Baaralmanku, iyadoo halkaasna uu ka dhacay gacan ka hadal iyo fowdo ka dib markii gudoomiye kuxigeenka baarlamanka iyo xubnaha shirgudoonku ay isku dayeen in ay shirka gudoomiyaan.

Hadaba sharci ahaan iyo siyaasad ahaan, saameyn intee la eg ayey yeelaneysaa arrintani?

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG