Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Faragelinta Ethiopia ee Somalia


Warbixin: Faragelinta Ethiopia ee Somalia
Warbixin: Faragelinta Ethiopia ee Somalia

Ciidamada Ethiopia ayaa gudaha u galay gobollo ka tirsan dalka Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan howlgalka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Faragelintan waxay noqonaysaa tii labaad ee ay dowladda Ethiopia ku samaynayso dalka Soomaaliya muddo 5 sanno gudahood.

Haddaba qeybta hoose ka dhageyso warbixin ka hadlaysa faragelinta Ethiopia iyo waxa xilligan keenay.

XS
SM
MD
LG