Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin Gaar ah: Doorka Maamul Goboleedyada ee Doorashada 2016


Madasha wadatashiga
Madasha wadatashiga

Meelo kala duwan oo Soomaaliya ah, dadku waa ay ku kala aragti duwan yihiin nidamaka federaalka, iyadoo qaar ay aaminsan yihiin inuu xal u yahay kalsooni-darrada kasoo jirtay waddanka, halka kuwo kalena qabaan inuu horseedayo kala burbur.

Haddaba sanandkan oo doorasho ay ka dhacayso dalka, ayaa maamul Goboleedyada jira iyo kuwa soo baxaya ay door muhiim ah ku leeyihiin dhismaha nidaamka dawladnimo ee dalka sida ansixinta xubnaha baarlamaanka, iyo soo xulista aqalka saree ee baarlamaanka. Awooddaasi la siiyey maamul goboleedyadana waxay dhalisay dood kulul.

Warbixino laba qeyb ah oo ku saabsan mowduucaas waxaa inoo soo diyaariyey soona jeedinaya weriyahayaga Cabdulwaaxid Macalin Isxaaq.

Doorka maamul goboleedyada ee doorashada 2016
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:22 0:00
Doorka maamul goboleedyada ee doorashada 2016
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:47 0:00

XS
SM
MD
LG