Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farkeeti: EU Ayaa Naga Caawinaysa Mushaarka


Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Md. Maxamed Aaden Farkeeti
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Md. Maxamed Aaden Farkeeti

Midowga Yurub iyo dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Nayroobi ku kala saxiixday wajiga labaad ee mashruuc wasaaradda maaliyadda looga caawinayo mashaharaadka shaqaalaha dowladda dhexe iyo kuwa maamul-goboleedyada.

Mashruucan oo socon doona muddo 5 sanno ah ayaa waxaa ku baxaya 144 milyan oo Doollar. Dowladda Somalia waxaa heshiiskan u saxiixay wasiirka maaliyadda Maxamad Aadan “Farkeeti”. Maryan Maxamuud Qalanjo ayaa wasiirka wareysatay kadib heshiiskaasi.

Dhageyso Wareysiga Wasiirka Maaliyadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

XS
SM
MD
LG