Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii Ugu Dambeeyey Shirka Baydhaba


Madasha
Madasha

Magaalada Baydhaba waxaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ka socday shir ay lahaayeen madaxda Madasha Qaranka ee Somalia.

Goor dambe oo galabta aheyd ayaa la filayay inay soo saaraan war murtiyeed la xiriira faahfaahinta qodobada hore loogu heshiiyey ee qabashada doorashada hay’adaha dawladda iyo madaxda qaranka ee bilaha Ogosto iyo Sebtember.

Hase yeeshee goor dambe ayaa shirkaasi ay madaxdu ku kala tageen iyadoo aaney waxba ka soo bixin, inkastoo warbaahinta loo sheegay in berito ay go’aamada rasmiga ah soo saari doonaan.

Hadaba wariyeheenna Jamaal Axmed Cusmaan ayaa wararkii ugu dambeeyay ee shirkaasi ka wareystay Wariyeheenna magaalada Baydhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Wararka Shirka Baydhaba
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:53 0:00

XS
SM
MD
LG