Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu Dambeeyey ee Bay iyo Bakool


Xubno ka tirsan baarlamaanka DKMG ee Somalia ayaa gaaray degmada Xuddur ee gobolka Bakool, xilli dagaalo ay ka socdaan gobolka Bay.

Xubno ka tirsan baarlamaanka DKMG ee Somalia oo shalay tagey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa u gudbey magaalada Xuddur ee gobolka Bakool, iyada oo wali ay dagaalo ka socdaan degmooyin ka tirsan gobolka Bay.

Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG