Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafti Ka Socda Golaha Ammaanka oo Muqdisho Tagay


Safiirada golaha amniga ee QM ayaa maanta ka dagay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, halkaasi oo oo safar hal maalin ah ay ku joogayaan.

Safiirradan ayaa waxay kulammo xarunta Xalane ee Muqdisho kula yeesheen madaxda Soomaalida, oo uu ku jiro madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxa ay sidoo kale la kulmeen madaxda maamul goboleedyada dalka qaarkood oo iyagana ku sugan magaalada Muqdisho.

Jacfar Kuukaay ayaa ku sugan xarunta Xalane ee Muqdisho, ayaan wax aka weydiinay wararkii ugu dambeeyey.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa warbixintan ka diyaariyey.

Wafti ka socda Golaha Ammaanka oo tagay Muqdisho.
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:09 0:00

XS
SM
MD
LG