Isku xirrada

War

Wafdi ka socda Denmark oo Somaliland Booqday


Wafdi ka socda Denmark oo Somaliland Booqday

Wafdi ka socda Denmark oo Somaliland Booqday

Wafdi u hoggaaminayo Wasiirka Horumarinta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Denmark Soren Pimd ayaa maanta booqday Hargeysa.

Wafti ka kooban shan xubnood oo uu hoggaaminayo wasiirka horumarinta iyo Xiriirka caalamiga ah ee DENMARK ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Hargeisa

Wafdigan oo Hargeysa kula kulmay mas'uuliyiinta Somaliland oo uu ugu horeeyo madaxweyne Siilaanyo ayaa waxay Somaliland guddoonsiiyay deeq lacageed.

Wasiirka ayaa Somaliland ku amaanay sida ay u dhacday doorashadii madaxtinimada oo uu ku tilmaamay inay ahayd mid dimoqraadi ah.


XS
SM
MD
LG