Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wadahadal Dhexmara DKMG iyo Somaliland


Wadahadal Dhexmara DKMG iyo Somaliland
Wadahadal Dhexmara DKMG iyo Somaliland

AXmed Max'ed Siilaanyo, Madaxweynaha Somaliland ayaa VOA u sheegay in Somaliland ay soo dhaweynayso wadahadal ay la qaataan DKMG.

Siilaanyo wuxuu sheegay in labada dhinac ay u wadahadlayaa sidii laba dowladood oo jaar ah oo ka tashanaya maslaxadda ka dhaxeysa.

Dhageyso wareysi ay VOA la yeelatay Axmed Siilaanyo.

XS
SM
MD
LG