Isku xirrada

War

VOA oo Wareysatay Henry Bellingham


VOA oo Wareysatay Henry Bellingham

VOA oo Wareysatay Henry Bellingham

Wasiirka dowladda Britian ee arimaha Africa Henry Bellingham ayaa sheegay in dowladda Britian ay si xooggan u aaminsantahay , in la joogo waqtigii saxda ahaa ee ay qaadan laheyd doorka hogaaminta dadaal caalami ah oo ku wajahan Xal u helidda Somaliya.

Waxa uu sheegay in dowladda Britan ay dooneyso un inay wax ku biiriso dadaalada caalamiga ah ee haatan ka socda Somaliya.

Haruun Macruuf oo ka tirsan laanta Afka Somaliga ee VOAda ayaa Wareysi la yeesay wasiirka Britain.

Halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG