Isku xirrada

Wareysi: Waa Maxay Cudurka Zika Virus?


Zika virus

Zika virus

Dr. Maxamuud Axmed Faarax “Dr Buule” oo ka hawlgala cisbitaalka Maka ee Nairobi, ayaa sharxaya waxa uu yahay cudurka Zika.

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in kiis la xiriira fayraska ZIKA ee iinta u keena ilmaha ku jira uurka laga helay dalkan Maraykanka.

Fayrsakan ayaa si weyn ugu baahay waddamo ka tirsan qaaradda Koonfurta Ameerika.

Haddaba maxaynu ka naqaanaa cudurkan?, Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa weriyahayaga Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere uu ka waraystay Dr. Maxamuud Axmed Faarax “Dr Buule” oo ka hawlgala cisbitaalka Maka ee magaalada Nairobi.

XS
SM
MD
LG