Isku xirrada

Waa kuma Goolhayaha ugu fiican Afrika? Cherifia (Tunisia), Lamyaghri (Morocco), Barry (Ivory Coast), Mweene (Zambia), Kidiaba (DRC) or Enyeama (Nigeria)? Magaca ku soo dir: +12026701867.


african-all-star-football-2013-EN-6x9.jpg

african-all-star-football-2013-EN-6x9.jpg

Waa kuwee ciyaaryahannada kubbada cagta ee ugu fiican Afrika? Fadlan codkaaga dhiibo oo qeyta hoose ka dooro Goolhayaha, Weeraryahanka, Difaaca iyo Khadka Dhexe ee ugu fiican xulalka Afrika. Codbixintu waxay bilaababatay19-ka Janaayo waxayna dhammaanaysaa 10 Febraayo. Ciyaaryahannada ku guuleysta codbixinta waxaa la sheegi doonaa 11-ka Febraayo. Codka waxaad ku dhiiban kartaa dhinaca interner-ka, mobile-ka, ama magaca ciyaaryahanka aad u codeynayso ku soo dir fariin SMS lambarka +1-202-670-1867. Fadlan Qeyb walba hal ciyaaryahan ka dooro. Markaad go’aan gaarto Riix “Codkaaga dhiibo”.

Dooro ciyaaryahannada ugu fiican Afrika

http://www.voasomali.com/content/african-all-star-football-team-2013/1580178.html

Goolhayaha:
Moez Ben Cherifia (Tunisia)
Nadir Lamyaghri (Morocco)
Boubacar "Copa" Barry (Ivory Coast)
Kennedy Mweene (Zambia)
Robert Muteba Kidiaba (DRC)
Vincent Enyeama (Nigeria)

Khadka dhexe:
Seydou Keita (Mali)
André Ayew (Ghana)
Kevin-Prince Boateng (Ghana)
Yaya Touré (Ivory Coast)
Alexandre Song (Cameroon)
John Mikel Obi (Nigeria)

Weeraryahan:
Didier Drogba (Ivory Coast)
Samuel Eto’o (Cameroon)
Gervinho (Ivory Coast)
Christopher Katongo (Zambia)
Manucho (Angola)
Victor Moses (Nigeria)

Difaac:
Souleymane Diawara (Senegal)
Kolo Touré (Ivory Coast)
Jean Jacques Gosso (Ivory Coast)
Stopilla Sunzu (Zambia)
Adama Tamboura (Mali)
John Mensah (Ghana)
XS
SM
MD
LG