Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Kuma Fazul Cabdalla Maxamed?


Waa Kuma Fazul Cabdalla Maxamed?
Waa Kuma Fazul Cabdalla Maxamed?

Khabiir dhanka argagixisada oo ku sugan Paris ayaa sheegay in Fazul uu u dhashay Jasiiradda Qomoros, uuna lahaa khibrad fulinta weerarada.

Khabiir dhanka argagixisada oo ku sugan Paris ayaa sheegay in Fazul uu u dhashay Jasiiradda Qomoros, uuna lahaa khibrad weerar fulineed.

Dr. Roland Marshal oo ka tirsan xarunta dhexe ee cilimibaarista magaalada Paris ayaa sheegay in Fazul uu weeraro badan oo argagixiso ka fuliyay Soomaaliya, dhimashadiisuna ay ka dhigan tahay guul laga gaaray dhanka amniga.

XS
SM
MD
LG