Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo Wareysatay Matt Bryden


Xiriiriyaha Kooxda Qaramada Midoobay ee Ilaalinta Cunaqabataynta Soomaaliya iyo Eretriya Matt Bryden ayaa sheegay in dadka lagu xusay warbixinta Gudidgiisa ka soo baxday ay dhici karto in lagu soo rogo cunaqabatayn dhinacyada safarrada iyo hantida oo laga xannibo. Waraysi khaas ah oo uu siiyey idaacadda VOA mar uu nagu soo booqday dhismaha Idaacadda ayuu Haaruun Macruuf uga warramay waxyaabaha ka yaabiyey ee ku jira warbixinta, iyo tallaabada laga qaadi karo dadka lagu eedeeyey musuqmaasuqa. Waxaa soo wada jeedinaya Haaruun Macruuf iyo Cabdullaahi Nuur Kolombo.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG