Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA iyo Dabaaldegga Ciidda Carafo


VOA iyo Dabaaldegga Ciidda Carafo
VOA iyo Dabaaldegga Ciidda Carafo

VOA waxay idiin soo gudbinaysaa laba barnaamij oo aan ugu talagalnay munaasabadda ciidda carafo. Barnaamijyadan waxaa ka qeybgalay qaar ka tirsan fannaaniinta Soomaaliyeed oo ku kala sugan daafaha Dunida.

Barnaamijka koowaad oo ay diyaariyeen Ibraahim Daanduray iyo Caasho Cuud waxaa ka qeybgalaya fannaaniinta kala ah; Maryan Mursal Ciise iyo Nimco Yaasiin, Shariif Cabdalla.

Barnaamijka labaad oo ay diyaariyeen C/casiis Xuseen iyo Sahra Ciidle waxaa ka qeybgalay fannaaniinta kala ah; Xasan Aadan Samatar, Cadar Kaahin, Mustafe Kiiko, Zeynab Laba Dhagax iyo Mustafe Sheekh Muumin.

Barnaamijka koowaad:

Barnaamijka Labaad:

XS
SM
MD
LG