Isku xirrada

War

VOA iyo Barnaamijyada Ciidda Carafo


VOA iyo Barnaamijyada Ciidda Carafo

VOA iyo Barnaamijyada Ciidda Carafo

VOA waxay idiin soo gudbinaysaa laba barnaamij oo lagu maamuusayo Ciidda Carafo. Qaar ka tirsan fanaanniinta Soomalia ayaa ka qeybgalay.

Barnaamijka Koowaad oo lagu diyaariyay Studiyaha VOA Washington, waxaa marti ku ah oo daarta VOA nagu soo booqday Fanaannada caanka ah ee Sahro Axmed Jaamac iyo fanaanka Fu'aad Cumar. Barnaamijka waxaa kaloo ku jira salaammaha ciidda oo qaar ka tirsan dhageysatayaashu ay eheladooda hawada ka salaamayaan.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Caasho Cuud iyo Ibraahim Daanduray.

Qeybta hoose ka dhagayso Koowaad

Barnaamijka Labaad oo lagu soo diyaariyay Studiyaha VOA ee Hargeysa waxaa ka qeybgalaya qaar ka tirsan fanaanniinta magaalada Hargeysa.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay halkana ka soo jeedinaya Sahra Ciidle Nuur iyo Ismaaciil Xuseen Farjar.

Qeybtan hoose ka dhageyso barnaamijka Labaad.

XS
SM
MD
LG