Isku xirrada

War

USA: Xawaaladaha oo laga Cabsi-qabo in la Xiro


USA: Xawaaladaha oo laga Cabsi-qabo in la Xiro

USA: Xawaaladaha oo laga Cabsi-qabo in la Xiro

Franklyn Bank oo bixin jiray adeegga bangi ee xawaaladaha Soomaaalida ayaa sheegay inuu adeegaas ku joojinayo labo toddobaad gudahood

Franklyn Bank oo xaruntiisu tahay gobolka Minnesota, kaas oo bixin jiray adeegga bangi ee xawaaladaha Soomaaalida ayaa sheegay inuu adeegaas ku joojinayo labo toddobaad gudahood.

Haddii arrintani ay sidaas ku dhaqan gasho, waxa dhibaato badani kasoo gaari doontaa dadka Soomaalida ah oo lacag aad u badan u dira dalka Somalia iyo meelaha kale sokeeyahoodu deggan yahay.

Wareysiyo arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG