Isku xirrada

War

USA: Saraakiil Booliis ah oo Abaarmarin Helay


USA: Saraakiil Booliis ah oo Abaarmarin Helay

USA: Saraakiil Booliis ah oo Abaarmarin Helay

Labo sarkaal oo Soomaalida Maraykanka ah ayaa magaalada Minneapolis lagu guddoonsiiyey Abaalmarin kadib markii ay qabteen nin dambi geystay

Labo sarkaal oo Soomaalida Maraykanka ayaa magaalada Minneapolis lagu guddoonsiiyey Abaalmarin kadib markii ay qabteen nin dambi geystay.

Cabdiwahab Cabdullaahi Cali iyo Maxamed Cabdullaahi oo ay weheliyaan shaqaale la shaqeeya booliiska Minneapolis ay la guddoonsiiyey abaalmarino la xiriira addeega dhinaca amniga ee ay bulshada u qabtaan

Wareysi arrintaas la xiriira oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG