Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Qoys Caruurtoodii laga Qaatay


Hay'adaha daryeelka caruurta ayaa qoyskan caruurta ka qaatay, iyaga oo ku andacooday inay caruurta hagardaamo u geysteen, hase yeeshee qoysta iyo hay'adaha u doodda arrimaha bulshada Soomaalida ayaa ku gacan sayray, iyaga oo sheegay in hay'adahani ay si wanaagsan u aqoonin dhaqanka Soomaalida una baahan ama in dad Soomaali ah laga shaqaaleysiiyo ama shaqaalahooda tababar loo furo.Qoysaska Soomaalida ee dhibaatooyinkan oo kale la kulma ayaa dooda in hay'adaha daryeelku ay caruurta dhageystaan in ka badan inta ay waalidkii dhalay dhageystaan.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhagesyo.

XS
SM
MD
LG